|
|
|
|
Raxan Eeyo ah oo Dad ku Dhaawacay tuulo ka tirsan degmada Mataban ee Gobalka Hiiraan.
Arbaco,01,Sep,2010(moqokori)
wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in Dadkan Xaaladooda qaar ay tahay Mid kadaraysa, Iyadoona loola Cararay Goobo Caafimaad. Eeyahan oo iyagu aan la'ogeyn halka ay kayimaadeen ayaa dadka halkaasi kudhaqan waxa ay yihiin kuwo ay soo wajahday Cabsi Ballaaran maadama ay noqdeen kuwa dadka cunaya. Muddo hadda laga Joogo 4-bil ayaa sidan oo kale Raxan Eeyo ah waxa ay ku soo yaaceyn halkaasi iyadoona hal ruux waxyeeladi ay soo gaarsiiyeen uu,u geeriyooday halka 5 kalena ay dhaawacmayn.
|