|
|
|
|
Amissom oo shaaca ka qaaday In ay kugeeriyoodeen qaar ka mid ah askartooda Madfac kusoo dhacat VILLA Somaliya.
Isniin,30, Augus,2010(Moqokori) Wararka ka immaanaya Xarunta Madaxtooyadda VILLA SOMALIA ayaa waxa ay sheegayaan afar ka mid ah Aakarta AMISOM ee waardiyeeya Aqalka madaxtooyadda in ay ku geeriyoodeen madfac saaka ku dul habsaday halka 8-kalane ay ku dhaawacmeen. Afahyeenka ciidamadda nabad ilaa linta midowga Africa Major Barigy Bahuku ayaa inoo xaqiijiyay madafacaasi in ay ku geeriyoodeen akarta AMISOM. Afahyeenka ayaa ka gaabsaday in weerar lagu soo qaaday ay ku geeriyoodeen askartaasi laakin waxaa uu xusay in uu ahaa madfac lagu sooo turay goob ay ka joogeen Dhismaha Xarunta Madaxtooyadda Majiran ila madax badanaan oo dowladda KMG Somalia kasoo baxay laakin waxa iska cad dagaallada oo maanta maalintoodii 8-aad galay xoogooda ay maanta ka socdeen agagaarka wasaaradii hore arrimaga gudaha ee degmadda Boondheer. Tan iyo Markii ay Dalka Yimaadeen Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa Dalka Somalia ayaa waxaa soo gaaray Qasaare Fara badan oo isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac Iyadoona Hadda Kabar bar Dagaalama Ciidmada Dowladda KMG somalia.
xafiiska wararka
|