Login

Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.

Wareysi & Wax kale.


























Wararka Maanta

Naa Ninka Qarxi oo ka taajir[ sheeko cajiib ah oo taraxane ah kana dhacday Dalka Keyna(Qayrii 2-aad)
18-05-2012
Shariif Xassan oo duleedka Baydhabo ku booqday ciidamo halkaa tababar uga socdo
18-05-2012
Khilaaf ka taagan waqtiga madaxweynaha Galmudug oo cirka isku shareeray
18-05-2012
Diyaarada Turkish Airline oo maalintii labaad ku degi weyday garoonka diyaaradaha Muqdisho
18-05-2012
Ra’iisal wasaare Gaas oo sheegay in si ku-meel-gaar ah loo ansixinayo Dastuurka
18-05-2012
Dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobollka Banaadir
18-05-2012
Maamul gobolleedka Puntland oo sheegay in deegaannadooda la geyn doono ciidamo ka tirsan AMISOM
18-05-2012
Xukuumada oo sheegtay in Dastuurka aan la ansixin doonin ila shacab-ka loo soo bandhigo
18-05-2012
Taliska Itoobiya oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan looga saaray Bay iyo Bakool Al-shabaab
18-05-2012
Xiisado dagaal oo ka taagan gobollka Jubbada hoose ee koonfurta Soomaaliya
18-05-2012
Waaxda Canshuuraha oo maanta muqdisho logu soo gaba gabeeyay tababar la xiriira qaabka ay ula dhaqmayan dadka.
17-05-2012
Baliiska dalka Kenya oo sheegay in ay qabteen Nin Jarmal ah oo ay siweyn u doon doonayeen
17-05-2012
Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xassan oo markii sadaxaad booqasho ku tagay Baydhabo
17-05-2012
Dowladda KMG oo sheegtay in uu heer gabo-gabo ah marayo shirka odayaasha Muqdisho
17-05-2012
C/raxmaan Faroole oo mar kale gaashaanka ku dhuftay qorshaha ansixinta Dastuurka
17-05-2012
Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ku dhimatay miino kula qaraxday agagaarka Ceelbuur
17-05-2012
Xildhibaanad Caasho Axmed C/dalla oo cadaalad darro ku sheegtay shirka Muqdisho
17-05-2012
Maleeshiyada Al-shabaab oo bur burisay Ceel-biyoodkii degmada Garbahaarey iyo biyo la’aan halkaa ka jirta
17-05-2012
Ciidamada AMISOM oo saldhigyo ka sameysanaya degmada Baydhabo ee gobollka Bay
17-05-2012
Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray duleedka degmada Xudur
17-05-2012
Sheeko Cabsi leh: Waa Qaybtii 3-aadee sheekadii Jinni Rag Afduubtay(Allahuma Najjina)
16-05-2012
Ciidamada Kenya oo lagu eedeeyay in ay dhaceen suuq ku yaala xerada Dhagaxley ee gudaha dalka Kenya
16-05-2012

Maqaalada,Tahniyadaha&Tacsida

Naa Ninka Qarxi oo ka taajir[ sheeko cajiib ah oo taraxane ah kana dhacday Dalka Keyna] Qaybtii-1aad).
15-05-2012
Sheeko kusocota Raga Qurbaha ee Reeraha dayacay:Maalin kasta maxad la taagan tahay Jaaliyadda &Fadhi kudiri...
15-05-2012
Munaasabada 15 May oo laga xusay magaalada Beledweyne ee xarunta gobollka Hiiraan
15-05-2012
Haweenay Teleefon ay Ku Hadashay Darteed Xabsi Ku Muteysatay Dalka Mareykanka(Maxa Sababay??)
15-05-2012
Video Fadeexad ah:! Nin Ninkale xaaskiis u gogol dhaafay, dabadeedna isaga iyo naagtii isku dhageen(Daawo)
15-05-2012
Sheeko Cabsi leh: Waa Qaybtii Labaad ee sheekadii Jinni Rag Afduubtay(Allahuma Najjina)
14-05-2012
Gabar Soomaliyeed oo ka cabaneysa Dhacdo Facebook ka qabsatay: Tolow maxey tahay? sheeko Cajiib ah!!.
13-05-2012
Degmada Maxaas ee gobollka Hiiraan oo ay gudaha u galeen ciidamo ka tirsan maamul gobollka
13-05-2012
Qodobada Maamulka Puntland uu uga soo horjeedo Dastuurka Cusub ee Qabyada ah (Wax badan kasii Akhri)
13-05-2012
Sheeko Cabsi leh: Tolow Caawa Suway Dahir maxey kuu heysaa? Waa Jinni Rag Afduubtay(Allahuma Najjina)
12-05-2012
Mareykanka siduu rabaa inuu dhibaatada dowlada hada ka taagan u xaliyo (Xog)
12-05-2012
Ciidamada maamulka gobolka Hiiraan oo weerar ku qaaday Fariisin uu leeyahay Col.Xaashi (XOG)
12-05-2012
Sheeko Qosol badan ,ma adigaaba waayadan Qoslay(Daawo Video aad u qosol badan oo inan Reer jibuiti uu wado)
12-05-2012
Sheeko Murugo leh oo qabsatay gabar soomaaliyed,, lana magac baxday Qabrigii Lamaanaha(Dhageysi wacan)
12-05-2012
Sheekooyin ku saabsan damac badnaanta iyo dhuuni nimada, (Hunguri),,,,
12-05-2012

Naa Ninka Qarxi oo ka taajir[ sheeko cajiib ah oo taraxane ah kana dhacday Dalka Keyna(Qayrii 2-aad)

Shariif Xassan oo duleedka Baydhabo ku booqday ciidamo halkaa tababar uga socdo

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan Shiikh Aadan oo isaga iyo wafdi la socda maalintii shalay ay gaareen magaalada Baydhabo ee xarunta gobollka Bay ayaa maanta booqday xero ku taala duleedka degmada Baydhabo halkaasoo ay ku jiraan ciidamo gaaray kun Askari oo tababar u fidinayaan saraakiil ka tirsan kuwa Itoobiya.

Khilaaf ka taagan waqtiga madaxweynaha Galmudug oo cirka isku shareeray

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Muran xoog leh iyo is qab qabsi ayaa soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Galmudug, kadib markii siweyn leysugu maan-dhaafay waqtiga uu xilka heynayo madaxweynaha Galmudug Max’ed Axmed Caalin

Diyaarada Turkish Airline oo maalintii labaad ku degi weyday garoonka diyaaradaha Muqdisho

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Iyadoo maalintii shalay dib uga laabtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho diyaradaTurkish Airline, ayaa lagu waramayaa in maanta mar kale ay u suurtagali weyday in ay ka soo degto garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Ra’iisal wasaare Gaas oo sheegay in si ku-meel-gaar ah loo ansixinayo Dastuurka

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Dr C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa sheegay in Dastuurkan uu xalaal noqon karo oo kaliya marka ay ansixinayaan shacab-ka islamarkaana loo qaado afti dad weyne.

Dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobollka Banaadir

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG oo ay garab militari siinaya kuwa AMISOM iyo maleeshiyada Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir.

Maamul gobolleedka Puntland oo sheegay in deegaannadooda la geyn doono ciidamo ka tirsan AMISOM

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Mas’uuliyiin ka tisan maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegay in qorshuhu yahay ciidamo ka socda midowgga Africa gaar ahaan kuwa AMISOM la keeno deegaanno ka tirsan dhulka maamul gobolleedka Puntland.

Xukuumada oo sheegtay in Dastuurka aan la ansixin doonin ila shacab-ka loo soo bandhigo

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Xukuumada KMG ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay ku qancinta shacab-ka Soomaaliyeed qodobada ku qoran Datuurka ka horta aan la ansixin.

Taliska Itoobiya oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan looga saaray Bay iyo Bakool Al-shabaab

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Taliyaha ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugan degmada Baydhabo Gen John ayaa warbaahinta u sheegay isaga oo ka qeyb-galayay kulan ka dhacay magaalada Baydhabo in marnaba aysan ka bixi doonin gobollada Bay iyo Bakool ilaa ay ka saarayaan Al-shabaab.

Xiisado dagaal oo ka taagan gobollka Jubbada hoose ee koonfurta Soomaaliya

Jimco, 18-5-2012 (Moqokori.net) – Wararka ka soo baxay gobollka Jubbada hoose ayaa sheegay in xiisado dagaal oo u dhaxeeya ciidamada dowladda, kuwa Kenya, iyo Al-shabaab halkaa ka taagan yihiin.

MAIN NEWS Puntland leader says delegates he order out from the meeting is not government employees but represents all the clan.

Render time: 0.07 seconds
37,193 unique visits