|
|
|
|
Ilaah waxu yiri adoomadeydu hadey isku naxariistaan wan u naxarisanaa sida darted Maxaa u tiri kartaa Ninkan Soomaaliyeed e dhibkani heysto.
Arbaco, 14, April, 201{Moqokori}
Dhibaatada NInkan Soomaliyeed ayaa ka bilaabatay Xanuun kala soo dirsay markii hore (Qanjiradda) ama (Quumanka) kaa oo markii danbe sidaa isku badalay sida ay sheegen Ehellada Ninkan Xanuunku hayo. ''Habeenkii oo dhan ma seexdo waa uu taahayaa, waxaana haya Xanuun, xitaa waxaa uu hadda ka go'aya in uu raashin qaato ayuu sheegay Walaalkii, oo waqtigaa la joogay Ninkan Xanuunka qaba. Waxaa uu ka codsaday dhamaan Umadda Somaaliyeed iyo Jaaliyaddaha reer Hiiraan ee ku sugan dalka dibadiisa iyo gudahiisa in ay soo caawiyaan qofkan dhibaateysan.
Cidii gacan siineyso ama wax kaalmo ah u soo direyso ama doneyso inay arintiisa wax badan ka,ogaato,fadlan la xiriir, Tell:- 002521-5350638 oo laga hello dhibahana Walaalkiis .
|